Koronto star academy football.sports
Waxaa la,aas aasey sanadku marka uu ahaa 2022-2023 waxaa lagu aas aasey degmad wadjir gaar ahaan isgoysaka korontad.
Waxaa tababaro siinaa ciyaartooy dadood ay kayartahy 30 sano waxaa kacaawinaa in ay ku bad qurux badan soo badhigaan waxaa lugu tawabaraa in ay wax badan ay ordaan si,ay udareemaan firficooni dheeraad ah.
Ciyaartoyad qaar ayaa waxa badan ordi karin qaar ayaa waxa badan ordi kar qaar ayaa ku fiican ciyaarid kubad cagt