Waxaan ubaahnahy in aan soo saarno dhaliyaro jecel sports ka waxaa aanu nahy academic udiyaarsan in ay wax soosaarto.
Waxaan ubaahanahy in aan abuurano taageerayaal farabadn waxaa aanunahy dhaliyaro jecel in ay hormarsameeyaan dadkii usooragalin lahaa.
Mafadhiisan doono aniga iyo team ka aan wadashaqeyno ilaa aan ka gaarno ujeedkeen.